VIDEO: Xildhibaanada Habargidir oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Farmaajo

Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday ee DFS oo Shir jaraa’id ku qabtay deegaanka Shiikole ee Muqdisho ayaa ku eedeeyay Farmaajo inuu yahay hoggaamiye kooxeed, duulaan ku ah Dilmuquraadiyadda Soomaaliya iyo qabiileyste fadhiya Villa Soomaaliya, waxaana ay ugu baaqeen dadka ay matalan inay iska difaacaan.

Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah Xildhibaanada ka hadlay Shirka jaraa’id ayaa yiri”Farmaajo, Fahad iyo Biixi ayaa qaadaya masuuliyadda wax walba oo dhaco mana uga hari doonno waan kula xisaabtameynaa, dadka aan kasoo jednana waxaan leenahay diyaar garooba duullaan baa la idinku soo yahaye”.

Idil Television


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading