Xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Fadaraaliga ah,ayaa war kasoo saaray hadalkii Ra’isalwasaare xigeenka Saakax.
“Ra’iisulwasaare ku xigeenka XFS Saalax Dastuurka iyo Midimada dalka ayuu ku xad gudbay,Talaabo deg deg ah halaga Qaado” Ayay ku yiraahdeen War saxaafadeedka Xildhibaanada.
Talaabo loo baahnaa ayay qaadeen Xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Fadaraaliga ah.
Saalax waa in lasoo Gole joojiyaa oo lagula xisaabtamaa hadalkii gefka ahaa ee Afkiisa kasoo baxay. pic.twitter.com/fgjkX18460
— Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) April 9, 2023
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.