VIDEO: Xildhibaano katirsan BJFS oo loo diiday inay u safraan Gobalka Gedo

Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada muqdisho ayaa waxaa ay sheegeen in loo diiday in ay gaaraan Gobolka Gado, gaar ahaan Magaalada Baardheere.

Sidoo kale, Xildhibaannada ayaa sheegay in Ciidamo dheeraad ah oo Dowladda katirsan la geeyay Baardheere diyaaradihii aadi jirayna la hakiyay.



Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading