Video:- Xildhibaano Kenyan ah oo lagu qabtay garoonka Wilsan Nayrobi

Siddeed xildhibaan oo laga soo doortay W/Bari Dalka Kenya ayaa lagu xiray garoonka diyaaradaha Wilson ee Nairobi,ka dib markii ay ka soo laabteen safar ‘qarsoodi’ ah oo ay ku tageen Muqdisho.

Warar,ayaa sheegaya in ay jirto lacag Kaash ah oo ay kasoo qaateen kooxda Fahad Yaasiin.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading