Waxaa maalinimada Jimcada 8da subaxnimo la shaaciyay inay kadhacayso xarunta baarlamaanka Puntland ee magaalada Garoowe doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa.
Musharixiin kalle duwan ayaa u tartamaya xilalkaasi oo badankooda kasoo galay baarlamaanka gobolada Sanaag iyo Bari,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.