Video:-Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid ansixintii Saldhiga imaaraadka carabta ee Berbera

Saakay waxaa ka dhacay Magaalada Hargaysa gacan ka hadal ka dhex dhacay Golaha Wakiilada Somaliland ,kaasoo dhexmaray Xildhibaano diidanaa ansixinta Saldhiga Milatri ee imaaraadka Carabta iyo kuwo taageersanaa,gacan ka hadalkaas ayaa markii danbe sababay dhaawac soo gaaray lix Xildhibaan iyo xariga sadex kale.

Hadaba waxaa markii danbe Golaha iskaga baxay Gudoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Cirro,sidoo kale waxaa Lagu dhawaaqay in la ansixiyay Saldhigii imaaraadka Carabta.

Waxaa dhacdooyinkaas ka hadlay oo war kasoo saaray Xisbiyada mucaaradka Somaliland.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid ansixintii Saldhiga imaaraadka carabta ee Berbera"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading