Video:-Xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka oo gaaray Kenya

Xoghayaha Arimaha Dibada ee Maraykanka Anthony Blinken,ayaa habeenimadii Talaadada soo gaaray dalka Kenya.

Blinken,ayaa kala hadlaya Madaxweyne Uhuru Kenyatta xasaradaha ka jira wadamada dariska ah ee Ethiopia iyo Sudan iyo sidoo kale doorashada guud ee Kenya ee dhici doonta bisha Ogosto ee sanadka soo socda. Booqashadiisa ugu horreysa ee Afrika.

Blinken wuxuu isku dayi doonaa inuu ku nuuxnuuxsado baahida loo qabo in Afrika ay si degdeg ah u soo farageliso colaada Itoobiya 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading