Video:-Xoghayaha cusub Ee Xaafiiska ra’isalwasaaraha oo xilkii la wareegay

Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Abuukar Subeer ayaa xilka kala wareegay Xoghayihii hore ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Ibraahim Nuur, kadib munaasabad ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo uu goobjoog ka ahaa Wasiiru dowlaha xafiiska Mudane Cabdixakiin Ashkir,hood ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading