Wasiirka Dekedaha Puntland Maxamed Cismaan Cabdi oo u warmay VOA ayaa ka warbixiyay tirada xoolaha ka dhoofay dekedda magaaladda Boosaaso labadii bilood ee la soo dhaafay. Wasiirka ayaa sheegay in ay korortay tirada xoolaha ka dhoofay dekedda labadii bilood ee la soo dhaafay oo xoolo ka badan 100 kun oo neef loo dhoofiyay dalalka Khaliijka Carbeed.
Wuxuu kaloo ka hadlay caqabadaha haysta dekedda Boosaaso iyo sida uu maamulku wax uga qabanayo dhibaatooyina jira.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.