Video:-Xoolhii Somaliya Ee loo dhoofin jiray Sacuudiga oo xayiraadii laga qaaday

ayiraddii saarnayd xoolahii loo dhoofin jiray dalka Sucuudiga ayaa la qaaday kaddib markii mas’uuliyiin ka socda dowladda Soomaaliya ay kulan arrintaasi looga arrinsanayo ay kala yeesheen Sucuudiga.
 
Wasiirka xannaanada xoolaha Soomaaliya Sheikh Nuur Maxamed Xasan wuxuu sheegay in hadda lagu guulaystay in xayiradda laga qaado xoolahii loo dhoofan jiray Sucuudiga
 
Dalka Sucuudiga ayaa sannadkii 2016-kii sheegay inaysan qaadanaynin xoolaha laga soo dhoofiyo Soomaaliya oo ay sheegen in xoolaha ay qabaan xumada Riftvalley.
 
Wasiirka ayaa intaasi ku daray in wasaaradda xannaanada xoolaha ay xaqiijisay in xoolaha aysan qabin cudurka.
 
Wasiirka ayaa hadalkani sheegay xilli uu la hadlayay telefishinka qaranka Soomaaliya.´,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading