Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Shanta gobol iyo Dembiyada culus ee Dowladda Puntland ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday 10 eedeysane uu ka mid yahay Askari lagu soo eedeeyey inuu fududeeyey dilka maareeyihii Dekedda Boosaas Magaalada Boosaaso.
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo maalmihii ugu dambeeyay u fadiday dhageysiga Kiiska Eedeysanayaashan, ayaa xukun dil ah ku riday Mahad Xasan Xuseen oo Argagixisadu u taqaanay Jacfar, kaas oo ay ku cadataay inuu fududeeyay dilkii Maareeyihii Dekedda Boosaaso Pual, iyo dilal iyo weeraro kale oo ka dhacay Boosaaso, sidoo kalena qirtay,hoos ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.