Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Xasan Shire Abgaal, ayaa ku wareejiyay Guddiga gacanta ku hayaa dhismaha Garoonka kubada cagta ee Mire Awaare lacag dhan 1000’0000 dolar, taas oo uu horey u balanqaaday Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni inuu ku darayo Wajiga kowaad ee dhismaha Garoonka.
Wasiirka Wasaarada Maliyada Puntland ayaa raalli ka bixiyay dib u dhac ku yimid Lacagta oo qorshuhu ahaa in shalay lagu wareejiyo Guddiga.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.