VIDEO: Xuska 1-da August oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo (Sawirro)

Munaasabad loogu dabaal-degayo xuska 1-da August oo ku beegan 23 sanno-guuradii kasoo wareegtay Aas-aaskii Dowladda Puntland ayaa xalay lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

Boqalaal Shacab, Waxgarad, Maamulka degmaadda Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug, Maamulka Gobalka Mudug iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay Munaasabaddan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading