Video:-Xuska Sanadguurada 47-aad ee Ciidanka Asluubta Somaliyed oo Xamar ka qabsoontay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalaya Munaasabad lagu xusayo 47-sano guurada ka soo wareegatay aas-aaska ciidanka Asluubta.

Munaasabadaan oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa waxaa kasoo qaybgalay taliyaha ciidanka Asluubka iyo ku xigeenadiisa, saraakiil kale oo ka tirsan ciidamada qalabka sida iyo marti sharaf kale.

Waxaa munaasabada khudbado ka jeediyay Taliyaha ciidanka Asluubka iyo Madaxda kale ee uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka JF Soomaaliya ee ka qaybgalay xuska ciidanka asluubta dalka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Xuska Sanadguurada 47-aad ee Ciidanka Asluubta Somaliyed oo Xamar ka qabsoontay"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading