Video:-Yaa iska leh Shirkada Gaas Ee laga cabanayo?

Shirkada Gaas-ka,waxaa iska leh reer Faroole,waxaana lagu maalgeliyay Xoolihii laga musuqmaasuqay Canshuurta Canshuurta Puntland.

Ninka hadlay Maanta,waxaa la yiraahdaa Ciise Faroole oo waxay Walaalo yihiin Madaxweynihii hore Faroole,waana Maamulaha Shirkadaas.

Xiligii Dowladii Faroole,ayaa la maalgeliyay Shirkadan,waxaana ku nool Qoyska reer Faroole oo idil.

Waa talaabadii 3-aad oo reer Faroole ku dhibaataynayaan Bulshada Gobolka Todobaadkan gudihiisa.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading