Video+Sawiro:-10-Qof oo ku geeriyootay Qarax goor dhawayd ka dhacay muqdisho

Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa ayaa galabta lagu qarxiyay meel u dhow Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho.

 Inta la ogyahay 10-qof ayaa ku geeriyootay Qaraxa, tiro intaa ka badanna wey ku dhaawacmeen,iyadoo dadka ku dhaawacmay qaraxaasi loola cararay qaar ka mid ah Isbitaallada Muqdisho.

Ciidamada ammaanka ayaa xiray goobta uu qaraxu ka dhacay, waxeyna wadaan baaritaanno la xiriira qaraxaasi ku saabsan.

Ururka AlShabaab ayaa looga bartay qaraxyada noocan oo kale ah. iyagoo la beegsada goobaha ay dadku ku badanyihiin.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video+Sawiro:-10-Qof oo ku geeriyootay Qarax goor dhawayd ka dhacay muqdisho"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading