Video+Sawiro:-Khasaaraha Laascasnood kasoo gaaray Madaafiicda SNM

Maanulka SNM ee Somaliland,ayaa Madaafiic xoog badan kusoo garaacay Magaalada Laascaanood,kadib markii looga adkaaday weerar ay saaka soo qaadeen,dibna loo ceshay.

 

Halkan ka daawo khasaaraha Madaafiicda


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading