Madaxweynaha Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey.
Madaxweynaha ayaa ka qeyb-geli doona shirka IGAD oo ka dhacaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaas oo looga hadlayo arrimo ay ka mid yihiin abaaraha Soomaaliya ka jira iyo ajendeyaal kale.
Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa si gaar ah marti qaad uga heysta dhiggiisa dalka Kenya, waxa ayna wada yeelan doonaan wada hadallo ku saabsan xiriirka iyo iskaashiga labada dowladood,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.
Be the first to comment on "Video+Sawiro:-Madaxweyne farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Nayrobi"