Villa Somalia oo shaacisay inuu Farmaajo caawa la hadlayo Shacabka

Qoraal lagu soo daabacay goor dhow bogga madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha waqtigiisu uu idlaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu caawa khudbad u jeedin doona shacabka Soomaaliyeed.

Madaxtooyada ayaa ku macneysay qudbada inay tahay mid Farmaajo uga hadli doono xaaladihii u dambeeyay ee dalka iyo arrimaha ku aaddan doorashooyinka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading