Villa Somaliya oo cadaysay dhoofka MW Xasan Ee Jabuti waxa uu daaran yahay.

Villa soomaaliya oo cadaysay dhoofka MW Xasan ee Jabuti waxa uu daaran yahay.

Madaxweyne Xasan oo u weheliyo Erygeyga gaarka ah ee arimaha SL uqaabilsan Villa Somaliya Cabdikariin Guuleed,ayaa Jabuuti u tegay si ay ula kulmaan Madaxweynaha Somaliland oo isna kasoo dhoofay magaalada Hargeysa.

Casuumadan,waxaa uwada fidiyay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Villa Soomaaliya oo qoraal soo saartay waxa ay ku sheegtay in ujeedka kulankaas uu yahay dib u bilaabidda wada-hadallada u dhexeeya walaalaha Somaliya iyo Somaliland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading