W.Amniga,Talyayaasha Police,Daraawiishta iyo Sirdoonka oo hor yimid Baarlamaanka

Fadhiga maanta oo ay soo xaadireen 47 Xildhibaan ayaa waxaa hor-yimi Wasiirka Wasaaradda Amniga & DDRta Cabdisamad Maxamed Gallan iyo Wasiir ku-xigeenadda Amniga,Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Gen. Yaasiin Cumar Dheere,Taliyaha Ciidanka Booliska DPL Jen.Maxamed Cali Xaashi iyo Taliska Nabadsugidda iyo Sirdoonka Puntland kuwaa oo Golaha la wadaagaya Xaaladda Amni ee guud ahaan dalka.

Xildhibaannada,ayaa su’aalo ka weydiin doona dhammaan qorshayaasha Amni ee dalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading