W.Caafimaadka DG Koonfurta oo xiriirkii ujaray DFS

Wasaaradaha Caafimaadka DG Afarta ah iyo Gobolka Banaadir ee Koonfurta Wadanka,waxay xiriirkii Wada Shaqayneed ujareen Wasaarada Caafimaadka DFS.

Waxay ku eedeeyeen Wasiirka Caafimaadka DFS in uu caqabad ku noqday Mashaariicdii horumarineed ee Bulshada loogu adeegayay.

Tani,waa mid banaanka soo dhigaysa xaalka Wada Shaqayneed ee DFS iyo Dowladaha Xubnaha ka ah halka uu marayo.

Horay PL,ayaa wada shaqayntii kala laabatay Dowlada Dhexe markay isku qabteen Qodobo Dastuuriya.

Labadii Bilood ee udanbeeyay,waxaa qabsoomi waayay Shirkii Madasha oo ay iskugu soo hareen Bartamaha iyo Koonfurta Dalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading