Wasaaraddaha Maaliyada ee Dowladdaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,waxay Samaysteen gole iskaashi.
Wasaaradaha Maaliyadaha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,ayaa soo saaray war-murtiyeed ay ku eedanayaan Wasaaradda Maaliyadda Dowlada Dhexe.
Iskaashiga Wasaaradaha Maaliyada ee xubnaha ka ah Dowladda Fadaraalka Soomaaliya,ayaa si cad uga hor-yimid Xeerka Canshuuraha Dalka ee Wasiirka Maaliyadda DFS uu horgeeyey Golaha Baarlaamaanka Fadaraalka Soomaaliya.
Halkan ka akhriso warmurtiyeedka:-
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.