W.Waxbarashada Puntland oo shaacisay fasaxa 21-ka Nov.

Wargalin Fasax; Maalinta Macalinka Soomaaliyeed,

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxa ay fasaxday dhamaan xarumaha Waxbarashada birri oo ku beegan 21 Nov, 2021 kuna astaysan Maalinta Macalinka oo ah maalin qiima badan.

Fulin Wacan,


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading