Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta Golaha Wakiillada Puntland u gudbisay miisaaniyadda sanadeedka 2024, taas oo dhan ($387,550,700), iyadoo sannadkan ay korodhay 3%.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Wiirudowlaha Wasaaradda. Wasiirku xigeenada Wasaaradda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xisaabiyaha Guud ee Dowladda, Agaasimaha Waaxda Miisaniyada iyo Mas’uulyiin kale ayaa ka qab galay hor geynt Miisaniyada ee Gollaha.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.