Waa imisa Saldhigyada ku harsan Gacanta Argagixisada?

Saldhigyada Toga-jeceel ee ku harsan Gacanta Argagixisada,waa ….

1.Gaatir-Oodan.
2.Curaar.
3.Sheebaab.

Sadexdan Saldhig,waxay ku fadhiyaan 26-km,waxaana qiyaastu tahay Laba Maalin Dagaal oo min 10-Km la guuro.

Galabta Ciidanku Guul weyn,ayuu gaaray,waxaana argagixisada ku dhacay Gacan fiican,iyagoo Ciidanka kusoo rogaal celiyay oo Xabadu socoto,ayaa Diyaaradaha duqayntu kor uga bilaabeen,waxaana isku raacay Xabadii Dhuka iyo garaacistii Cirka.

Ciidanka Difaaca Puntland ruqaansi fiican ayay sameeyeen Maanta.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading