Waa imisa tirada Ciidamada Israa’iil looga dilay Qasa?

Ciidamada difaaca Israa’iil ee IDF ayaa ku warramaya in saddex ka mid ah ciidamadooda lagu dilay dagaallo shalay ka dhacay Qasa.

War qoraal ah oo saaka la daabacay, ayaa IDF waxa ay ku xaqiijisay dhimashada Sarreeye Gaas oo 22 jir ahaa, Saajin 19 jir ahaa iyo Taliye 36 jir ahaa.

Dhimashada,ayaa ka dhigaysa tirada askarta Israa’iil ee Qasa kaga dhimatay 75-Askari tan iyo markii uu dagaalka billowday.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading