Waa imisa tirada Farastiiniyiinta ku geeriyootay Qasa?

Tirada dadka lagu dilay Marinka Qasa,ayaa gaartay 2,300 oo qof sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Falastiiniyiinta.

Guud ahaan, 2,329 oo Falastiiniyiin ah,ayaa la dilay, 9,714 kalena waa la dhaawacay sida laga soo xigtay Wasaaradda Caafimaadka.

Todobaad,ayaa laga joogaa markii Xamaas ay weerartay Israa’iil halkaas oo ay ku dishay 1,300 oo Israa’iiliyiin ah kuwaas oo isugu jiray Ciidan iyo Rayid.

Israa’iil,ayaa Marinka Qasa ku qaaday weerar xagga cirka oo aargudasho ah, waxayna isku diyaarinaysaa mid dhulka ah.

 

Halkan ka dawwo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading