Waa imisa Xildhibaanada Deni gacanta ku hayo Saakay ?

203 × 60-kun dolar waa Xildhibaanada rasmiga ah ee wax loo qaybiyay.

Xildhibaanadii Puntland ka yimid Afar,ayaa dibootay oo aan waxba la siin,kuwaasoo kala ah….

1.Cali Xoosh.

2.Bidhaan.

3.Sareedo.

4.Faroole.

Waxa rasmiga ah ee la hubo,waa Lacagtii ugu badnayd oo laga bixiyo Xamar in uu bixiyay Deni.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading