Waa kuma Duqa Kmg ah Ee Gaalkacyo?

Duqa KMG ah ee Gaalkacyo waa Agaasimihii hay’ada Wadooyinka Puntland PHA oo ay gacantiisa ku luntay Wadada Gaalkacyo iyo Garowe.

Inkastoo uu kmg yahay hadana waxay umuuqataa in uu yahay Ninka loo wato Duqa rasmiga ah oo fursada is diyaarinta lasiiyay.

Ka hor dhici mayno oo khayr baan filanaynaa!!

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading