Waa kuma Muuse Geelle Yuusuf (Faroole)?

Waa kuma Muuse Geelle Yuusuf (Faroole)?

Muuse Geelle Yuusuf (Faroole) ayaa xilal dhowr ah oo hore ka soo qabtay Puntland.

1.Dhowaan wuxuu ahaa Guddoomiyaha ku meelgaarka ah ee Guddiga Girgelinta Doorashooyinka Qaranka.

2.Sanadkii 2006 waxaa loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Bari, Puntland, xilkaas oo uu sanado hayay.

3.Wuxuu sidoo kale soo noqday Duqa Magaalada Bosaso.

4.Sanadkii 2013 wuxuu ahaa wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland.

5.Wuxuu ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dekadaha Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading