Waa kuwee Madaxda loo xil saaray xalinta colaada Sudan?

Madaxda Bariga Afrika,ayaa qorsheynaya inay Saddex hoggaamiye u diraan dalka Suudaan, si ay u dhex dhexaadiyaan Ciidamada isku haya dalkaas.

Axaddii,Urur Goboleedka IGAD, ayaa wuxuu isku raacay in madaxda dalalka Kenya, South Sudan iyo Djibouti loo diro caasimadda Sudan  ee Khartuum.

Sidoo kale ururka,ayaa dalbaday xabbad joojin degdeg ah, oo la dhex dhigo dhinacyada isku haya Suudaan.

Marka laga reebo xirnaanshaha garoonka caalamiga ah, lama hubo xilliga uu bilaabanayo qorshaha nabadda.

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading