Waa kuwee Wadamada loo magacaabay 13-ka Safiir Ee cusub?

13-Wadan,ayaa Safiiro cusub loo diyaariyay,waxaana lala sugayaa shaacintooda ansixinta Golaha Wasiirada

Wadamada loo diyaariyay Safiirada,waxay kala yihiin…

1.Masar
2.Turki
3.Itoobiya
4.Kenya
5.Jabuuti
6.Imaaraadka
7.Sucuudiga
8.Uganda
9.Tansaaniya
10.Talyaaniga
11.New York
12.Washington DC
13.Belgium.

Sida ilo xog ogaal ah xaqiijinayaan ra’isalwasaare Xamse wax saamayn ah kuma laha soo xulida Safiiradan oo waa ka eed la’ a yahay sida Golaha Wasiirada.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading