Waa muhiim in laga qaybgaliyo Ciyaaraha Dalka Koox ka socota Somaliland

Hadii Somaliland Golayaasha Dowladnimo lagu matalo oo loo ogolaaday in dad magacooda ku fariisto maxaa diiday in Ciyaaraha laga qaybgaliyo??

Midnimada Somaliya ayay muhiim utahay in koox Somaliland matalaysa la abaabulo oo ciyaaraha danbe laga soo qaybgaliyo!!

Wasaarada Ciyaaraha Fadaraalka waxaan usoo jeedinaynaa in ay doorkaas qaadato sanadka danbe hadii eebe idmo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading