Waa sidee shaqaaqadii kadib Xaalka Gaalkacyo?

Gaalkacyo waa Nabad muuqaalkeeda guud xiligan.

Alshabaab iyo iyadana looma dhaxeeyo oo majirto awood Galmudug ah oo ka xigta.

Dhalinyaro isku urursatay Beerta Yaasiin Cabdisamad markii ay dhacday shaqaaqadii Gaalkacyo oo gaaraysa ilaa 100 weli way joogaan,inkastoo dadaal fiican socdo.

PSF weli waxay waardiyaynayaan Guri ukiraysan Wasiirka Arimaha dibada oo udhow Guriga Cabdiweli Gaas inkastoo Wasiirki dib ugu laabtay Xamar.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading