Waare “Farmaajo haduu Deni Jowhar joogo ma daayeen” (VIDEO)

Madaxweynihii hore ee Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa ka hadlay xaalada Dalka, gaar ahaan Arrimaha Doorashooyinka, doorkiisii ku aadan ka qeybgalkii Shirarkii Doorasho ee ka dhacay Garoowe, Baydhabo, Dhuusamareeb, iyo Muqdisho.

Waare ayaa sheegay in intii uu joogay Xafiiska Madaxweynaha Hirshabelle uu cadaadis iyo culeys fara badan kala kulmay Villa Somalia, oo u geysatay afduub uuna waayay cid ka fujisa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading