Waare oo waxba kama jiraan ka dhigay Go’aankii Gudiga farsamada

Waare wuxuu soo saaray warqad uu ku naqdinayo go’aankii guddiga farsamada isagoo aaminsan in guddiga uusan wakhtigaan shaqo galin maadaama uu yahay qabyo, isal markaana ay ka maqan tahay qoondada Haweenka.

Halkan ka akhriso warqada Waare


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading