Waare”20-km baan ka hadlaynaa Ee waxaan ka baqayaa In Wadankoo dhan la waayo”

Si macno badan leh,ayuu uga hadlay xaalka Wadanka Waare.

Balse su’aashu,waxay tahay reer PL,waa fahansan yihiin intaas Waare sheegay ee Xasan iyo Xamar ma ogol yihiin in ay qaataan talada Waare amase Waare ma usheegi karaa intaas?

PL dadaal kuma harin Somali badbaadinteeda ah,waxayna soo sameeyeen tanaasul xuduud dhaaf ah oo xataa gaarsiiyay in ay xaqoodii ku waayaan,waxayna haatan taagan yihiin meeshii ugu danbaysay oo ah kala tag.

Wadanka Xamar,ayaa laga burburinayaa ee Siyaasigii aragti leh Xamar waxa ka socda,wsx maka badali karaa?

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading