Wadada Burtinle oo wajigii 3-aad la dhamaystirayo

Shirkada Kebarco wajigii sadaxaad oo 400-mitir ah ayay udhisaysaa Wadada dhexmarta Burtinle.

Laba boqol oo ka mida ah Wadada waxaa bixiyay Faysal Baabaraqiis iyo Axmed Baabaraqiis oo Aabahood Xasan Yacquub Baabaraqiis usadaqeeyay.

Kebarco waxay mudan tahay bogaadin iyo mahad celin.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading