Wadada Dangoronyo-Eyl Oo beri la dhagax-dhigayo

Madaxweyne Deni iyo Safiirka Shiinaha waxay beri wada dhagaxdhigi doonaan wadada Dangoronyo-Eyl oo ay dhisayso Shirkada CECC.

Kadib dhagax-dhigaas waxuu Madaxweyne Deni usii gudbayaa Qardho oo uu tababar ugu soo xiri doono Guuto ka mid ah Ciidanka Difaaca Puntland oo tababar uga socday Xerada Xorgoble ee Qardho.

Dhanka kale waxaa jira dareen ka dhashay imaanshaha Asad ee Garowe,kaasoo lagaba yasbo in uu dib udhac ku keeno qorshaha Madaxweyne Deni.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading