Hay’adda Read Horn Africa (USA) ayaa guddiga dhismaha wadada Wadaagsin “Galdogob” ilaa Garacad” ku wareejisay $ 90,000 (Sagaashan kun oo doollar), taasoo ka timid bulshadda Somaliyed ee ku nool Gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka.

Wadada Wadaagsin,ayaa waxaa gabagab maraya dhismaha wajigii jayga,iyadoo qorshuhu yahay in loo gudbo wajiga Laami saarida.


Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.