Wadahadaladii Axmed,Seeraar iyo Xidig oo gabagaba ku dhow

Maanta oo Arbaca ah ayay ubadan tahay in lasoo gabagabeeyo wada xaajoodkii Madaxweyne Axmed Madoobe iyo dhinaca kale Xidig iyo Seeraar.

Sida xogtu tilmaamayso shuruudihii ay ku xireen in ay tanaasul sameeyaan Seeraar iyo Xidig waa loo fuliyay saakay,ayaana qalinka lagu duugayaa.

Marka laga soo tago haldoorka reer Jubaland ,waxaa si gaar ah door xoog badan uga qaatay mira dhalka wada xaajoodkan Puntland.

Heshiiskan kadib waxaa meesha ka bixi doona fursadihii ay qalalaase uga abuuri kartay Kismaayo Dowlada Farmaajo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading