Wadahadaladii Nabadeed Ee Sudan oo fashilmay

Wadahadallo Nabadeed oo uu gar-wadeen ka ahaa Mareykanka oo u dhaxeeyay dhinacyada ku dagaallamaya Sudan,ayaa ku guuldarreystay in ay soo afjaraan dagaalka sokeeye ee Sudan ka socda muddada 16-ka bilood ah.

Hase ahaatee, sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Mareykanka,ayaa sheegay, in wadahadalladani ay sahleen in malaayiin qof oo ku gaajeysan Sudan ay galaangal u helaan Cunto,Dawo iyo waxyaabo kale oo Aas-aasi u ah nolosha Aadanaha oo ka xannibnaa in muddo ah.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading