Wadamada Caalamka oo kala baxaya Adis-ababa Shaqaalaha Safaaradahooda

Wariye Jamaal Cismaan oo Addis ababa kusugan si dhawna uga soo warama xaalada Ethiopia, ayaa sheegay in Mareykanka iyo wadamada Dunida badankood kala baxayaan shaqaalahooda safaaradaha.

Mareykanka,ayaa amar ku bixiyey in shaqaaluhu ka baxaan inta ay helayaan diyaarado shacab.

Jamaal,ayaa sheegay in xoogaga TDF & xulafadoodu kusoo wajahan yihiin Magaalada Addis ababa.

Zambia,ayaa ka mid ah Dalalka kala baxsy Dakooda Itoobiya,iyadoo ku dhawaad 40-Qof ka saartay Dalkaas kadib amar uu bixiyay Madaxwrynaha Zambia.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading