Waddooyin cusub oo laga hirgalinayo magaalada Garoowe (Sawirro)

Duqa Caasimada Puntland ee Garoowe Axmed Barre ayaa sheegay in heshiis kala saxiixdeen Shirkada TTN.

Heshiiskaan ayaa ah qandaraaski dhismayaasha wadooyinka Caasimada, TTN horey waxa ay Garoowe uga hirgalisey wadooyin Laami ah.

Duqa Caasimada ayaa dhawaan sheegay in bilaabi doonan hirgalinta laamiyaal cusub oo ay Caasimada Garoowe yeelan doonto.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading