Wafta ka socda Puntland oo gaaray Degmada Caluula (Sawirro)

Wafti ka kooban golayaasha Baarlamaanka iyo xukumadda oo ay wehelitaan saraakiil ka socotay madaxtooyada Dawladda Puntland ayaa ayaa si weyn maanta loogu soo dhaweeyey degmada Bareeda ee gobolka Galdafuu .

Waftiga golayaasha waxaa weheliyey maamulka gobolkaas iyo taliska qaybta Booliska taas oo kormeerka ku weheliyey .

Waftiga waxaa duleedka Magaalada ku soo dhaweeyey Gudoomiyaha degmada Bareeda Waxgarad ,nabadoono iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Ujeedaka waftigaan ayaa ka qayb ah ukuurgalidda xaaladda gobolka iyo oganshaha hananka shaqo si loo dar dargaliyo adeegyada shacabka la siiyo .


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading