Wafdi ay hoggaaminayaan Madaxweynayaashii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka degay magaalada Kismaayo, diyaaradda ay la socdeen ayaa toos uga timid Nairobi.
Wafdiga Guuleed iyo Shariif ayaa waxaa ka mid ah ahaa ku dhawaad 30 Xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.
Garoonka Kismaayo ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenada maamulka Jubbaland.
Siyaasiyiintaan ayaa ka qeyb gali doona Caleema Saarka Madaxweynaha Jubbaland oo dhaceysa 9 Bishaan.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.