Garowe caasimada bilicda iyo amaanka caanka ku ah,waxaa kusoo wajahan 15-ka bisha wafti balaaran oo heerkiisu sareeyo.
Waftiga la filayo in uu gaaro Garowe,ayaa ka kooban Diblomaasiyiinta dhamaan Dowladaha daneeya arimaha Somaliya.
Ku dhawaaqista Puntland aayo ka tashigeeda waxuu badalay jihadii siyaasada Somaliya.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.