Wafti ka socda Booliska caalamiga ah ee INTERPOL oo soo gaaray Muqdisho (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Booliska caalamiga ah ee INTERPOL waxaana uu booqday Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee uu ku yaalo Xafiiska Hoggaanka Interpol.

Hoggaanka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS oo bah-wadaag la ah Ciidanka Boliiska, ayaa qeyb ka ahaa kulanka, waxaana ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud ee Hay’ada, G/sarre Maxamed Adan Koofi.

Ugu danbeyn, kulanka ayaa lagu gorfeeyay howlaha iyo Iskaashiga Booliska Soomaaliyeed iyo Interpol oo dhinacyoi badan leh.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading