Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta Sare Ee Puntland Mudane Cabdullaahi Maxamed Xasan, ayaa maanta kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Garoowe Wafti ka socda Wasaaradaha Waxbarashada DFS, Dowlad Gobaleedyada iyo Maamulka Gobalka Banaadir.
Waftiga ayaa ka qeybgalaya Shir looga hadlayo Hormarinta Waxbarashada Soomaaliya, kaas oo ay martigalineyso Wasaaradda Waxbarashada Puntland.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.